Sunday, January 29, 2017
Waan ka xumahay waxii ku dhacay
Waxaa maanta la xukumay kuwii xumeeyay walaasheen waana ku farxay aniga markaan maqlay xukunka lkn waxaan rabay in video laiiga duubo markii karbaasha lagu garaacaayay si aan ugu raaxeysto xanuunka korkooda gaaraya inkastoo aan Rabay in lagu fuliyo xukunkaan xukun ka adag .
Xukunkana sidaan ayuu udhacay
1-Shirwac Jamac Junle: 200 oo jeedal, 10 sano oo xarig ah iyo ganaax lacageed.
2-Yaasir Maahir Xaashi, 200 oo jeedal, 8 sano oo xarig ah iyo ganaax lacageed.
3-Ayaanle wale, 100 jeedal, 7 sano oo xarig ah, ganaax lacageed.
4-Yaxye Awkax, 100 jeedal, 6 sano oo xarig ah, ganaax lacageed.
5-C/risaaq Xoosh Jibriil, 100 jeedal, 5 sano oo xarig ah iyo ganaax lacageed.
Magacyada musharaxiinta la diiwaangeliyay
1.Shariif Sheekh Axmed
2.Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke
3.C/qaadir Cali Cosoble
4.Maxamed C/laahi Maxamed
5.C/raxmaan C/shakuur Warsame
6.Jibriil Ibraahim Cabdulle
7.Xasan Sheekh Maxamuud
8.Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan)
9.Maxamed Cali Nuur (Ameeriko)
10.C/naasir Maxamed Cabdulle
11.Cali Xaaji Warsame
12.Saciid C/laahi Dani
13.Maxamed Maxamuud Culusow
14.C/raxmaan Sheekh Maxamed (Faroole)
15.Saciid Ciise Maxamuud
16.Bashiir Raage Shiiraar
17.C/laahi Ciilmooge Xersi
18.C/laahi Cali Gees